Qeexid

"eeg beeri."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beerin oo kali ah:
  • Intaa waxaa dheer dhul badan oo dhirta laga jaray, iyada oo uu qof ama qoys uu qorshaystay inuu ka dhigo beer, laakiin aan la beerin, muddo dheer ama inyar uun laga beero.
  • "Weligey mabeerin mana ka ganacsan Daroogo,Burcad badeedna lug kuma lihi waxaanse leeyhay waan kasoo horjeedaa inta la'igu eedeeyay"ayuu markale yiri Indhacade oo ay ka muuqatay in uu aad ugu xumaa eedeyntaasi loo jeediyay.