Qeexid

"Miro geedo iwm wax baxay noqosho."

Qeexid Xigta

Ku b.: qof, dareen gaar ah ku abuurmid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beeran oo kali ah:
  • Dhaqan ahaan, dadka Gadabuursiga ahi waxay tan iyo wakhti hore ahaayeen kuwo beeroleey ah, ayagoo beeran jiray midho iyo khudaar badan oo ilaa maanta laga helo deegaanadaasi.
  • In dawladu samayso beer lagu tijaabiyo dalagyada dalka laga beeri karo & sida ugu haboon ee loo beeran karo sida: Bunka, Lawska iwm.