Qeexid
Hanka qof qabo marka uu cid hanti ka sugayo.
Hanka qof qabo marka uu cid hanti ka sugayo.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Hanti cid ka sugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg beeqbaaq2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Limid; carraggeddin; falid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-qyo, m.dh) (taar.) War cad oo rasmi ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Baaq samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cod dheer oo ay isugu yeeraan dad badan oo raabe-raabe u socda si aanay u kala lumin.
Qeexid Xigta: Cod ama calaamad gaar ah oo ciidan isugu afgarto.
Qeexid Kale: Hadal ama dhaqdhaqaaq maldahan oo cid wax lagu fahamsiyo. 4. ld baaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]