Qeexid

B. ah: beenlow.

Qeexid Xigta

ld beenshegid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beensheeg oo kali ah:
  • . haddii ay caddaato in laga beensheegay caddaymihii lagu bixiyay muwaadinimada waa laga noqonayaa oggolaanshihii, ciddii been abuurka samaysayna dembiga ayaa lagu oogayaa.