Qeexid

"(-oobay, -owday; -oobi) Been noqosho (war)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beenow oo kali ah:
  • Shariif lagu soo dhisay Jabuuti, aad ayaan ugu riyaaqnay, rajadeenu waxay ahayd inay dalka xasilin karto, balse taas waa beenowday, waxaana cadeynayaan in kooxaha ku dagaalamaya Somalia aysan jirin koox awood ciidan ku gaari karta rajadeeda.
  • Arjantiin dagaalkay gashiyo damicii beenowye, foglaniskii doontay bay dacar ka leefeene ingiriiska duubkale markay cadho dareensiisay degdegsiino waatay isdhiib ugu dedaaleene walee nin talo iga doonayaw nabadu waa doore.