Qeexid

(-wyo, m.dh) Nin been badan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beenlow oo kali ah:
  • .Beenlow nin dhintey iyo nin dheer buu markhaati u qabsadaa.
  • .Beenlow nin dhintey iyo nin dheer buu markhaati u qabsadaa.