Qeexid

"Hadal la sheegay, inuu beenyahay caddayn. ld beeni. beenguur1 m.l Guuridda loo guuro god aan kii tooska ahaa ahayn si qofka kale loo khiyaameeyo (ciyaarta shaxda, jarta iwm). beenguur2 f.g1 (-ray, -rtay) God aan kii tooska ahaa ahayn u guurid si qofka kale loo khayaameeyo (ciyaarta shaxda, jarta iwm)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beenee oo kali ah:
  • Isla markaaba waxaa laga yaabaa addimo-beeneedku meel kale ka baxo, markaana waa inuu kii hore baaba'aa.
  • Beelaha Cusmaan Maxamuud iyo Wabeeneeye oo isaga baxay Golaha deegaanka Boosaaso (Bayaan).