Qeexid

"(-layaal, m.l/dh) Nin been badan, beenlow."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beenaale oo kali ah:
  • Kan beenta sheegana waa la maaini doonaa, halka kan runta sheegayaa loo arki doono inuu beenaale yahay 11) Waqtigaas waxaa kale oo jiri doonaa maamulo ay haween ka taliyaan.
  • Laakiin waxa jirtey marmar uu cadhoodo oo uu aad u qaylin jirey, isla markaana uu wejigiisu isbedeli jirey, waxa uu ku hadlayaana qiyaas may lahayn jirin, waxaana maalin maalmaha ka mid ah maqlayey isaga oo nin sarkaal ah ku leh “Beenaale”.