Qeexid

"War aan run ahayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga been oo kali ah:
  • Sicir bararka ka jira maamul goboleedka Puntland ayaa isku shareeray cirka Aug 2008 kadib markii lacago been abuur ah la daabacey taasoo sababtey in suuqa laga sarifo dollar farabadan oo gaarsiisey sarifka $1 oo Mareykan ah 3500 Sh.
  • Waa markii ugu horaysay mudada burburka lagu jiro ee 21-ka sano M-wayne xili habeen ah uu booqdo goobo ay Ciidamo ku sugan yihiin.