Qeexid

"Wax tashiilid."

Qeexid Xigta

Wax la miisayo wax yar ku kordhin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beekhaami oo kali ah:
  • Arrintaas dhaqaaluhu waxay muujinaysaa sida loo beekhaamiyey loona ilaaliyey geedi socodka dhaqaalaha Puntland.
  • Matalan arrintani kuma salaysna maamul daadajin looga maarmi waayay fulinta iyo meel marinta baahida dadwaynaha gobollada iyo degmooyinka cusub, mana jiraan beekhaamis dhaqaale iyo horumarin deegaan oo kaliftay kordhintan.