Qeexid

"ld beegsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beegsi oo kali ah:
  • Arrintan waxa uu maansayahanku si durugsan ugu iftiiminayaa tixdiisa Sirta Nolosha (1986) iyo maansooyinkiisa tub-beegsiga cusub oo ah suugaantiisa intii ka dambaysey Gabaygii Gudgude ee 1990kii.
  • Qaraxan ayaa qayb ka ah hal-beegsi ay xoogaga mucaaradka ah ku hayaan ciidamada DF ee ku sugan Baydhabo iyo kuwa Ethiopia, iyadoo Baydhabo ay amaan ahaan aad u xumaatay.