Qeexid

Suus, madaal, shood iwm raashin ku miisasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beego oo kali ah:
  • Isu soo baxaan ayay suurtagal tahay in lagu beego maalinta berri ah oo ay kuu beegan tahay maalintii la aas-aaasey maamul goboleedka Puntland.
  • "Gargaarka ay WFP keento Somalia waa mid qalalan oo laga keeno America, waana mid lagu soo beego inta badan xiliyada ay soo go'ayaan miraha beeraha Somalia" ayuu yiri Sh.