Qeexid

"Suus, madaal, shood iwm wax ku miisid."

Qeexid Xigta

Ku b.: wax, wax kale ku toosi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beeg oo kali ah:
  • Roobabkani ka curtay Qeeybo ka mid ah Gobolada Dalka ayaa waxaa ay ku soo beegmayaan xili Abaaro iyo jiilaal Darani uu ka jiray Dalka Somalia Kasi oo Tiro Badan oo dad iyo duunyo leh ay u ugeeriyoodeen Abaarahaasi.
  • Falkan lagula kacay Max'ed Dheere ayaa kusoo beegamaya xili uu Madaxweynihii hore ee Somalia C/llaahi Yuusuf oo ay si weyn isugu dhawaayeen uu shalay iska casilay xilkaas, kaasoo ay ku todobaadkii hore ku wada sugnaayeen Baydhabo.