Qeexid

"ld biici."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beeci oo kali ah:
  • Hadaba aqristoow inagoo wada ogsoon in Hantidii qaranka Soomaaliyeed meel kasta la beecinayo, qaarna horay loo beec geeyey oo shaqsiyaad Soomaali sheeganaya iibsadeen, marna ma is waaydiisey goorta Soomaaliya oo dhan la iibinayo?
  • Waataas dabkii nalagu shiday, degelku qiiqaaye Waataas guryihii deyranaa, wada damaagmeene Waakaas nin dahab beecin jirey, darayga xaabaaye.