Qeexid

"Ciyaar lagu jidboodo oo laga yaqaan degaanka webiyada, gaar ahaan magaalo xeebeedyada koonfureed (Xamar, Marka iyo Kismaayo)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beeba oo kali ah:
  • Ciidamada Amisom ee ku ugan Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay Saaka ka qeybqaadanayaan Dagaalada ka soconaya Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho,iyagoo Adeegsanaya Gaadiidkooda Dagaalka sida Beebayal iyo Kaarayaal ay ku rakiban yihiin Qoryo Casri ah.
  • Warshadaha: Warshadaha jasiiradaha Bahamas waxa lagu farsameeyaa; sibidhka, saliida, cusbada, dawooyinka (pharmaceuticals), beebabka (spiral-welded steel pipe), Irum iyo aragonite.