Qeexid

"(-dray, -dertay; -dri) Wax sida faras iwm orodkooda tijaabin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beder oo kali ah:
  • Madbacad kale oo lagu magacaabo Beder oo iyadana ku taala Bakaaraha ayaa waxaa ka shaqeeya dhowr qof oo Kenyan ah, kuwaasoo qaarkood ay Masiixiyiin yihiin; waxaana ku dhashay shaki ah in iyagana lagu soo maqan yahay.
  • Waxay ku kulmeen deegaanka Bader taasi oo ah markii labaad eey ku kulmaan meeshani ka dib Dagaalkii Beder.