Qeexid
Gaadiid badeed doonta ka yar huurigana ka weyn oo lagu kalluumeysto.
Qeexid Xigta
Oogada dadka. beder1 m.l ld bedrid.
Gaadiid badeed doonta ka yar huurigana ka weyn oo lagu kalluumeysto.
Oogada dadka. beder1 m.l ld bedrid.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Qeexid: (-dray, -dertay; -dri) Wax sida faras iwm orodkooda tijaabin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) (xis.) Summad A. Cabbirka ama baaxadda dul. Dushu waxa ay noqon kartaa dul sallax ah ama dul xoodan. Halbeegga caalamiga ah ee bedka waa mitir labajibbaaran (m2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Caafimaad; ladnaan.
Qeexid Xigta: Badbaado. ld bad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) Masaaxa dhul ku fadhiiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: War aan run ahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Wax orod ku tartamid. ld baratan2, beretan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Tartansiinta wax orod lagu tartansiiyo. ld baratan1, beretan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax orod ku tartansiin. ld baratami, baratansii, bedertansii, beretami.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld baratamid, beretamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg bedertami. ld baratamin, baratansiin, baratansiis, bedertansiin,
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -elay, -eshay
Qeexid: Wax la beddelay ka dhigid; wax wax kale ku doorin. ld baddal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Nafley, nabad, caafimaad iwm ku sugnaansho.
Qeexid Xigta: Wax guri ka ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld beder1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld beddelid. Dhaafsashada wax wax kale la dhaafsado.
Qeexid Xigta: ld beddelid. Wareejinta qof meel uu hawl ka hayey laga wareejiyo iyadoo meel kale la geynayo.
Qeexid Kale: B. ah: qof meel uu hawl ka hayey laga wareejiyo iyadoo meel kale la geynayo si uu hawshii halka uga si wato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld bedertami.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld bedertamin.