Qeexid

(f.g) Wax, wax kale dhaafsasho.

Qeexid Xigta

(f.mg) Ka b.: qof meel hawl ka hayey meel kale oo uu hawshiisii ka si wato aadid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beddelo oo kali ah:
  • Ninka madaxda ka ah xidhiidhkaas Franco Carraro ayaa qoraal warqad ah u qoray guddoomiyaha xidhiidhka (FA) Geof Thompson, isaga oo u sheegay in diido wararka sheegaya in Eriksson u quud-daraynayo in uu ku beddelo Trappatoni.
  • Dhinaca kale, maalimihii ugu adkaa ee fatahaaduhu ka socdeen waddanka Suudan baaqyadii ka soo baxay adduunka ee tilmaamayey in wax loo qabto dadka baahan ee dhibaatadu ku dhacday may noqon qaar ficil loo beddelo oo dabagur lagu sameeyo.