Qeexid

ld baddalmid.

Qeexid Xigta

ld baddal1, baddalaad, baddalid, beddel1 (1,2), bed beddelmid m.f.dh eeg beddelan1. ld baddalmid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beddelid oo kali ah:
  • Beddelidda siyaasadda dalka Ingiriiska ee waqtigan taas oo ah mid qaadka albaabada u furtay, waa mid ay dan weyni ugu jirto waddanka Ingiriiska iyo waddamada dunida sida kuwa Midowga Yurub, Maraykanka iyo Canada.
  • Dastuurka aasaasiga ah dejintiisa, wax ka beddelidiisa iyo baabi'intiisaba waxaa laga dhigay kuwo ka sii adag sida kuwa sharciyada caadiga ah.