Qeexid

(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la beddelay noqosho. ld baddalan1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beddelan oo kali ah:
  • Hase yeeshee, tallaabadan Timirta iyo Bariiska loogu raray tuulooyinka, ayaa dad badan waxay xasuusisay doorashooyinkii lixdameeyadii oo reer miyiga codkooda lagaga beddelan jiray timirta iyo raashinka.
  • Halkaas ayaa waxa soo baxaya codkaagii oo beddelan oo la moodo kii Axmed Siilaanyo oo aan biyo-is-marin.