Qeexid

ld beddelid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beddelaad oo kali ah:
  • Ta labaad, waxa muuqata in hoggaamiyaha hadda ee Kulmiye, Mudane Siilaanyo, uu yahay ninka maanta isku haya xisbiga iyo taageerayaashiisa, beddelaadiisa wakhtigan xaadirkuna ay jahawareer xisbi keeno karto.
  • Waqtigan cidhiidhiga ah, nooma muuqato in beddelaado intaas ka fara badan laysku raaci karo.