Qeexid

"(-dad, m.l) Masaaxa dhul ku fadhiiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bed oo kali ah:
  • Sida ay u muuqdaan doorka ayeeyada iyo awoowaha waxbaa iska bedelay 30kii sano oo la soo dhaafay.
  • Waxaa loo baahan yahay isbedel guud inuu ka dhaco Puntland si looga gudbo dhibaatooyinka iminka taagan ayuu yiri Md.