Qeexid

"Baadi maqan xogteeda sheegid."

Qeexid Xigta

Baadi maqan xogteeda cid weyddiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bayti oo kali ah:
  • Ugu danbaytiina waxa uu Arsene Wenger uu muujay sida uu ugu kalsoon yahay sida adag ee kooxdiisu u waajihi doonto kooxda Barcelona.
  • "Muddo dheer ayuu wiilkeygu iga maqnaa, waxaana rumeysanahay in xoog looga waday Mareyankanka, si looga qaybgeliyo dagaalada ka socda Somalia" ayay tiri Abayti Axmed; iyadoo sheegtay inay isagoo mayd ah ka aragtay Internet-ka.