Qeexid

bayoolajiga moolikiyuullada m.l (baay.) Barashada dhismaha iyo shaqada moolikiyuullada waaweyn ee noolaha, gaar ahan borotiinnada iyo asiidh bu'eedyada RNA iyo NA.

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bayoolajiga oo kali ah:
  • Markii dambena waxa aan ka baxay jaamacaddii Lafoole aniga oo maadada Bayoolajiga ku takhususay.
  • Markii dambena waxa aan ka baxay jaamacaddii Lafoole aniga oo maadada Bayoolajiga ku takhususay.