Qeexid

"eeg baylihi. ld baylahayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baylihin oo kali ah:
  • Laakin Daahir iyo qaar ka mid ahaa walaalihiisii waaweynaa, waxaa ay ku hareen Aqalkii "Anzaloti",sababtuna waxay ahayd: In aan Aqalkaas la baylihin(dayicin) iyo Daahir oo uu dugsigu meesha uga dhowaa.
  • Arrintaas oo keentay in Bilan reerkoodu uu shaki ka galo in ay nooshahay iyo inkale, waxaanu aabaheed Gaas ku cataabay; "Alla haddaan sidan moodayo inay bahal nafteeda u baylihinayso sow kay doonto umaan sii daayeen."