Qeexid

"Hanti baylah ka dhigid. ld baylehee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baylihi oo kali ah:
  • Kulmiyana wuxu ka faa'iidaystay uun oo kaliya fursado badan oo ay Udub siisay. 1)-udub wuxu baylihiyey taaageerayaashiisii, Kulmiyana wuxu cidla ka helay shicibkii oo anay udub waxba gashan.
  • Wakhtigan kala guurka oo loo baahanyahay in si wadajir ah loo wada shaqeeyo, si ay inoogu fududaato hawsha la xidhiidha doorashooyinku, waxa lagama maarmaan ah in uu qofkasta oo ummadan xil u hayaa uu ku dadaalo in aanay xagiisa baylihi ka iman.