Qeexid

"Biyo aad u karkarin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bayli oo kali ah:
  • Laakin Daahir iyo qaar ka mid ahaa walaalihiisii waaweynaa, waxaa ay ku hareen Aqalkii "Anzaloti",sababtuna waxay ahayd: In aan Aqalkaas la baylihin(dayicin) iyo Daahir oo uu dugsigu meesha uga dhowaa.
  • “Waxaa la isku raacay wixii daantaa dabayli ha qaado wixii dooxayaalayna daad ha qaado,” ayuu Inkasta oo Md.