Qeexid

"Suun ballaaran, cad oo dun ama maqaar ka samaysan oo ay ciidamadu qaataan."

Qeexid Kale

B. ah: midab aad u cad.

Qeexid Xigta

B. ah: biyo aad loo karkariyay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bayl oo kali ah:
  • Laakin Daahir iyo qaar ka mid ahaa walaalihiisii waaweynaa, waxaa ay ku hareen Aqalkii "Anzaloti",sababtuna waxay ahayd: In aan Aqalkaas la baylihin(dayicin) iyo Daahir oo uu dugsigu meesha uga dhowaa.
  • Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno Marko iyo Baraawe, dabeylaha ayaa si xoog leh qofka u tuuraya haddii uu ku dhawaado xeebta, lamana garanayo dabaylahaan waxa ay yihiin.