Qeexid

"(-byo, m.dh) Qalab ka kooban dhuun dhuuban iyo madax kuusan oo dhexda ka dalaloola oo tubaakada lagu dhuuqo. ld beeb, biibbo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bayb oo kali ah:
  • Kiniisaddu waxey qabtey iney muhiim tahey in dadku akhriyi karaan baybalka (bibelen).
  • Ilaa hadda ma jirto cid isku hawshay, wax-ka-qabashada Mushkiladdan baaxadda weyn leh ee sida gaarka ah u saameysay, dadkii ka soo qayb-galay dagaalada, kuwii ku naafoobay iyo kuwii ku agoomoobayba.