Qeexid

"B. ah: muuqaal si wanaagsan u muuqda ama u qeexan."

Qeexid Xigta

War qeexan oo aan macnihiisa shaki ku jirin; qaraar; baaq.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bayaan oo kali ah:
  • "Walaalihiin Soomaaliyeed way idin sugayaan, weliba xiligaan waxaa haysta abaaro, cuno la'aan, biyo la'aan iyo dhibaatooyin kale, waxaana idinka rajeynayaa inaad gacan walaalnimo u fidisaan" ayuu si bayaan ah u yiri Madaxweyne Sh.
  • Bayaanka wada-jirka ah ee saddexda urur-siyaasadeed..