Qeexid

ld baxsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baxsi oo kali ah:
  • Wargeysyada dalka Uganda oo soo xiganayay saraakiil ciidamada ka tirsan ayaa qoray in 20-ka qof ee Somalida ah laga soo qabqabtay goob ay baxsi ahaan ku joogen oo ka tirsan dalalka geeska Afrika.
  • Baxsigii Cali Khaliif, wuxuu rumaysnaa Siyaaad Barre keligii taliyihii xilligaa xukumayay Somaliya in uu ahaa inqilaab fashilmay oo isaga lagu af-gembiyayay.