Qeexid

"B. ah: qof meel lagu ogaa si sharcidarro ah uga fakaday meeshi lagu ogaa."

Qeexid Kale

ld baxsasho.

Qeexid Xigta

B. ah: neef xoolo ah oo ka fakaday meeshi lagu ogaa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baxsad oo kali ah:
  • Ciidamada Kenya ayaa baacsanaayey maleeshiyaadkan al-Shabaab oo weerarey saldhigga booliska Ijaara lana baxsadey gaari Land Cruiser ah, sida warka lagu yiri.
  • Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaa ii suurto gashay inaan dibadda u baxsado, dabadeedna waxaan u imid dad haysta diinta Nasaarada, waxaana ku iri: haddii ay magaallada yimaadaan dad socoto ah oo u socda Gobolka Shaam fadlan ila soo socodsiiya.