Qeexid

"eeg baxnaani. ld baxnaanis, baxnaano."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baxnaanin oo kali ah:
  • Dhamaam dadkii dhaawacmay waxaa la dhigay Isbitaalka Guud ee magaalada Baydhabo halkaasoo lagu baxnaaninayo dadkaasi oo qaba dhaawacyo kala duwan waxaana ku jira dadkaasi cunug 7 jir ka sii yar.
  • Nidaamka baxnaaninta xirfadda shaqada, lataliye ayaa bixiya adeegya qof ahaaneed oo toos ah si ay kaaga gargaaraan kobcinta barnaamij qof ahaaneed oo kuu horseeda shaqaalayn wax tar leh.