Qeexid

"Dabeecad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baxnaan oo kali ah:
  • Billan waxay wax ku kordheen marka ay jaleecdo halkii uu guriga ka fadhiisan jiray Baxnaan iyo halkii uu ka seexan jirayba.
  • Baxnaan loo dacaree Bilan, wuxuuna goostay in uu mar uun arko oo uu la ballamo Bilan, si uu ugu sheego in xagaa iyo Benderka u kici dono si uu u soo xoogsado hantidii taabogalka ka dhigi lahayd jacaylka uu u qabo Bilan.