Qeexid

Hab la dhaqanka dad ee qof leeyahay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baxaalli oo kali ah:
  • Waxaad tahay gun iyo baar ballaadh iyo deeq mug weyn waxaad tahay beer janna ah waxaad tahay baarri faxan intaad bixisaa raxmad ah intaad burisaa raja ah intaad hanataa ka badan baxaalliga hawl adduun wax-beelka intaan hurayn bushaaro hayaad u tahay.
  • Baxaalli ahaan Khaliif Shiikh-Maxamuud wuxuu ahaa nin aamus badan oo go’aan adag.