Qeexid

"Meel ka tegid."

Qeexid Kale

Caloolbixid, shubmid. 4. Soo dheeraan (dhir, timo iwm). 5. Muuqasho (qorrax, dayax iwm). 6. Shidmid (dab). 7. Gadmid, iibsamid (ganacsi). 8. Ka b.: wax ka noqosho. 9. Ka b.: arrin ama waajib gudasho. 10. Ku b.: qaymo ku fadhiisasho. 11. La b.: wax meel ku jira baxsasho. 12. La b.: la cararid (gabar). 13. Isku b.: isku buuqid, isku kicid. 14. Isku b.: jiq noqosho. 15. Kala b.: kala qaybsamid. 16. Kala b.: dhanaanaasho, suusacid (caano). 17. Haan caano lagu lulay subag dhalid.

Qeexid Xigta

Dhimasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bax oo kali ah:
  • Sadex qodob ayaa qornaa Mooshinkaan oo sida la sheegey in ay sixiixeen 25 xubnood ayaa ka koobnaa sidatan: 1-Amaankii oo faraha ka baxey kaas oo ku yimid wada shaqeyn la'aan hay'adihii dowlada.
  • Waxayse ugu darnayd markii ay xoolihii yaraa uu masuulka ka ahaa ay dagaal gorada is dareen iyagoo u kala baxay Ido iyo riyo.