Qeexid

"Baansiin."

Qeexid Xigta

Saliid qaali ah, laga qodo dhulka, loo adeegsado shidaalka matoorrada oo marka la sifeeyo laga helo nafto, baansiin, gaas iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga batrool oo kali ah:
  • Geedi oo wax laga weydiiyey khilaafka isaga iyo Madaxweyne Cabadulahi ayaa ku tilmaamey in arrimaha ugu waaweynaa ahayeen sharciga Batroolka Somaliyed, qaabka dib-u heshiisiinta iyo arrimo dastuuri ah.
  • March 26, 2008 ayey ahayd markii Shirkadda Africa Oil warsaxaafadeed ku sheegtay in dalka Jabuuti la keenay qalabkii ceelka batroolka lagaga qodi lahaa Dooxada Nugaal, oo la qorshaynayey ay Somaaliya gaaraan toddobaad gudihiis (ama bilowga April 2008).