Qeexid
Geed sida qaraha u faalala oo yeesha miro waaweyn oo cillaan ah oo la cunno. ld batiiq.
Geed sida qaraha u faalala oo yeesha miro waaweyn oo cillaan ah oo la cunno. ld batiiq.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Sida batiikha u bislaasho (gabar).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg batiikhow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld batiikh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Ciyaar dhaqameed si gaar ahlooga yaqaan degaanka Janaale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]