Qeexid

Nooc ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka ka mid ah jiib iyo sacab leh oo ay ragga iyo dumarku wada dheelaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga batar oo kali ah:
  • Taas wuxuu uga duwan yahay computarrada caadiga ah, oo isticmaala qalab yar oo ku dhex jira matoorka computer-ka, kaasoo soo qabta mowjadaha internetka, laakiin isticmaala batari fara badan.
  • Halkii wareeg-ba wuxuu dhalinayaa 10 daqiiqo oo awood batari ah.