Qeexid

"(-do, m.l) Hubka fudud nooc ka mid ah, xabbado ka dhacaan, jeebka lagu qaadan karo oo gacanta laga rido. ld baastoolad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bastoolad oo kali ah:
  • Marxuumka ayaa lagu toogtay albaabka hore ee dhismaha ay Raabidada Islaamku ka dagan tahay Muqdisho -- agagaarka KM4, waxaana dilay sida ay sheegeen goobjoogayaal dhalinyaro bastoolado ku hubeysan.
  • "Qasnajiga xarunta ayaa lagu qasbay inuu sheego halka ay lacagta ku jirto, markii dhafoorka laga saaray bastoolad, taasoo keentay in lacagta la qaato" ayuu yiri Mas'uul aan magaciisa sheegin oo ka tirsan shirkada la dhacay.