Qeexid

"Madaxa dadka meesha ugu korraysa, dhalo, dhako."

Qeexid Xigta

Bidaar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baso oo kali ah:
  • Dhawaan ayay aheyd markii Markab kasoo shiraacday dekada Mombaso kooxo hubeysan oo Soomaali ah uu ka badbaaday kadib markii ay isku dayeen inay afduub u geystaan.
  • Waxaana hoggaanka sannadlaha ah ee Midowga Afrika sannadkan qabanaya madaxweynaha dalka Ekwatooriyaal Gini Teodoro Obiang Ngcuema Mbasogo, oo ka mid ah xubnaha shirka ka qaybgalaya.