Qeexid
Basle samayn.
[-leeyay, -laysay]
f.g2Basle samayn.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Baadiddoon aan raad iyo baytin midna loo hayn oo socod iyo wareeg badan.
Qeexid Xigta: Wax hab la'aan lagu doono oo aan jaangooyo hore loo dhigan.
Qeexid Kale: ld basleyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Si aan degganeyn u socosho (haween).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Ilmo markaa dhashay booqashadiisa ugu horrayn (dhaqankuna wuxuu qabaa in ilmahaas dabeecaddiisu ay u ekaato midda qofkaas hore). ld billee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Cunto bisayl ka dhigid.
Qeexid Xigta: Arrin si aan go'aankeeda loogu dhibtoon u gogol xaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyey, -laysay
Qeexid: Alabbassameyn (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Wax shidan dambas noqosho.
Qeexid Xigta: Ood iwm duugnimo awgeed la baabi'id.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geeri caadi ah ee ku timaaddo qof tiisii gashay.
Qeexid Xigta: (-sas m.l) Baabbuur weyn oo dedan oo daaqada muraayado ah iyo kuraas leh oo rakaabka qaado.
Qeexid Kale: Wax gubasho ku dhammaaday oo dambas noqday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Ka b.: wax ama meel doc ka jarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Wax, balbalo u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg baslee. ld basle (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.sh
Qeexid: Biyo b. ka sii: biyo ku firdhin.
Qeexid Xigta: Dharbaaxo b. ka sii: si kedis ah dharbaaxo qof ugu dhufasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -seysay
Qeexid: ld dambasee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Guddi ka kooban shan oday oo hoos yimaada dawladda ingiriiska.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Madaxa dadka meesha ugu korraysa, dhalo, dhako.
Qeexid Xigta: Bidaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Mukulaal; dummad; yaanyuuro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Khudrad ur silloon oo dhadhan kulul, caleemo dhuudhuuban oo dhaadheer iyo buruq kuusan leh oo la cuno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Wax belo ku ridid. belel1 m.l ld belbelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-sray, -sartay; -sri) Wax si tab iyo xeelad leh u xallin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leyay, -laysay
Qeexid: Maro, ul iwm bul u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hab iyo hannaan qof bulsho uu la noolyahay ula dhaqmo.
Qeexid Xigta: Tab iyo xeelad qof adeegsado si uu arrin ugu xalliyo.
Qeexid Kale: ld basrid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]