Qeexid

"(-ooyin, m.l) Mukulaal; dummad; yaanyuuro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga basho oo kali ah:
  • Waxa kale oo ay weftigu booqdeen magaalada Arabsiyo oo uu dhowaan daad dooxa oo soo rogmaday waxyeelo u geytay beero door ah oo kuwa khudaarta ah, dadkuna ay cabasho ka muuijiyeen dhibaatada halkaa ka soo gaadhay.
  • Dadkii isugu soo baxey mudaradkan ayaa cabasho ka muujiyay xariga Gudoomiyaha degmada Diinsor Cabdi xafiid Shekh Xuseen iyaga oo ku tilmamaey mid sharci daro ah.