Qeexid

"Barwaaqo badan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bashbash oo kali ah:
  • Waxa aannu Eebbe ka baryaynaa in ay noqoto tii hanaqaadda ee guulaysata, dalka iyo dadkana u horseedda nabad, horumar, bashbash iyo barwaaqo.
  • Insha-Allaah waan heli doonaa balse inagoo rabigeen talo saaranayna kana baryeyno bashbash iyo barwaaqo aan inaguna muujino isku duubnaan aan ku doonayno hadafkeena ee ah heerka qaran.