Qeexid

Geed-nagaar la beerto oo dhala miro dhuudhuuban oo kulul oo cuntada lagu darsado. ld bisbaas.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga basbaas oo kali ah:
  • Xildhibaan Ibraahim cismaan food( Basbaas) oo ka tirsanaa Xisbiga SNL, lagana soo doortay degmo doorashada Cadaadley oo arrintaasi qeexayaana wuxuu yidhi “ Soomaalidu ma doonayso shan dawladood oo kala goon gooniya.