Qeexid

Hab iyo hannaan qof bulsho uu la noolyahay ula dhaqmo.

Qeexid Kale

ld basrid.

Qeexid Xigta

Tab iyo xeelad qof adeegsado si uu arrin ugu xalliyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga basar oo kali ah:
  • Sharoobo oo ka mid ah ragga ka yax-yaxsan basar-xumada Maraykaanku samaynayo ayaa isaga iyo madaxweynayaal kale oo waxay debecsanaan ioy dimoqraadiyada bideen Sadaam Xuseen oo is yidhaahdeen malaa kanaaba ka miyir roon Mr.
  • Caasimadda Shankaroonland ee Hargeysa ayaa laga sheegay in ay maydhan kari wayday biyo la’aan darteed, inkasta oo aan dadka weli surmigu madax marin haddana in dhawaanahanba waxaa soo baxaysay basar-xumo biyo suqu-qul ah.