Qeexid

"Basaas ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga basaasnimo oo kali ah:
  • Weftigaas oo warkooda bacadka laga xereeyay, balse xantu waxay sheegaysaa in amuurtu basaasnimo u badnayd oo ay isku baadh baadhanayeen hay’adaha dheg ku xooglayaasha ah ee labada wadan iyo sii xoojinta xidhiidhka xanta iyo xuuraanka.
  • Ururka Al-shabaab ayaa shalay oo jimco ahayd ku toogtay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay Ibraahim C/qaadir Xasan oo lagu eedeeyay inuu qaab basaasnimo ah ugu shaqeynayay Dowlada Ethiopia.