Qeexid

"Geeri caadi ah ee ku timaaddo qof tiisii gashay."

Qeexid Kale

Wax gubasho ku dhammaaday oo dambas noqday.

Qeexid Xigta

(-sas m.l) Baabbuur weyn oo dedan oo daaqada muraayado ah iyo kuraas leh oo rakaabka qaado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bas oo kali ah:
  • Mararka qaarkood, waxaabu hollan inuu kaaga soo dego baska uu la socdo, si uu erey iyo laba murtiyi ku dheehan tahay kuugu tuuro.
  • Sida wararku sheegayaan markabkan ayaa waxaa laga qabsaday meel dhinaca koofur bari uga aadan magaalada xeebta ah ee Mombasa ee dalkaasi Kenya.