Qeexid

"Si debacsan oo cid waxay leedahay ama mas'uul ka tahay loo weyddiisto; tuugmo"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baryo oo kali ah:
  • "Dhirta geed malka ah baa jiriyo lama garaacaane, Dadna biri-ma-gaydaa jiriyo lama guhaadshaane"(1) marka hore aan u baroordiiqo, naxariistii Eebbana aan u baryo, Bir-magaydadii dhawaan Xamar lagu laayay.
  • Falkaas oo dhab ahaantii ka dhigan in waraabaha lagu baryo inuu feento sabeenta uu dhaawaco.