Qeexid
Dib u raamsashada ay sameeyaan xoolaha calanaqsada. ld baryaqaadid.
Dib u raamsashada ay sameeyaan xoolaha calanaqsada. ld baryaqaadid.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Dib u raamsasho sameyn (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld baryaqaad1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld baryaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld baryadilasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qof hantidiisa ama camalkiisa ku dheggan oo aan sida ku habboon uga faa'idaysan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld baryadilasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Hanti qof ama dadkii laga adkaado baxsho.
Qeexid Xigta: Hadiyad la siiyo qof madax ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Qof laga adag yahay hanti khasab uga qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld baqaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld baryaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Baryo ama tuugsi u bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nin xeerarka iyo dhaqammada bulshada ku xeeldheer.
Qeexid Xigta: Qof sharciga dawliga ah aqoon u leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof wax uusan aqoon barashadooda ku jira.
Qeexid Xigta: ld barasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Si debacsan oo cid waxay leedahay ama mas'uul ka tahay loo weyddiisto; tuugmo
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ishay, -ilatay
Qeexid: Xoolo, calanaqsi samayn. ld baryaddilo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Caddeynta cidi bixiso ee ay ku shaqeyso in ay ballan meel marineyso.
Qeexid Xigta: Warqad rasmi ah oo cidi ku caddeynayso gudidda qiimaha waxa la soo dalbaday. ld ballangaal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -ishay, -ilatay
Qeexid: ld baryadilo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax lagu heshiiyay ama lays faray ballanteeda qaadid. ld ballangal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qof sabool ah oo kaalmo raadsasho ku jiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld bersed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]